Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaqaalaha ka hawlgala xarunta Gobolka Nugaal oo gunno la’aan ku dhacday

Recommended Posts

Deeq A.   

Shaqaalaha ka hawlgala xafiisyada Maamulka Gobolka Nugaal ayaa sida la xaqiijiyay gunnooyin la’aan ku dhacday.

Xogo hoose ayaa xaqiijinaya in dhammaan shaqaalaha ka hawlgala xarunta Gobolka Nugaal aysan wax gunnooyin ah qaadan bilihii u danbeeyay.

Lama oga weli cidda xannibtay gunnooyinkii shaqaalaha Gobolka Nugaal islamarkaana kama hadlin Maamulka Gobolka.

Shaqaalaha ayaa sidoo kale ka gaabsanaya in ay wax cabasho ah gudbiyaan cabsi ay ka qabaan in Shaqada laga eryo.

PUNTLAND POST

The post Shaqaalaha ka hawlgala xarunta Gobolka Nugaal oo gunno la’aan ku dhacday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this