Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 22, 2022 Munaafuqnimo moooryaankaan camal ka sug. Laftagareen's extension is xaaraan. However, for him, Axmed Madoobe's, Qoorqoor's and Guudlaawe's extensions waa xalaal. Waliba tan Axmed Madoobe wuu ku taageeraaye oo caleemasaarkiisa fadhiyey sanadkii 2019 asagoo faraxsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted December 22, 2022 Quote Xiisad u dhexeyso ciidanka K/G iyo kuwa Badbaadada oo ka taagan BAYDHABA By Jamaal Maxamed - December 22, 2022 Baydhabo (Caasimada Onlin) – Wararka laga helayo gudaha magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in haatan laga dareemayo dhaq-dhaqaaq ciidan oo ku aadan xaaladda kacsan ee maamulka Koonfur Galbeed, taas oo ka dhalatay muddo kororsiga Cabdicasiis Laftagareen. Badbaado Qaran in KG? Obviously, this shyt was orchestrated from Mogadishu, but reer KG should know better. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 22, 2022 LOL at Caasimada. If only their wishes were true. Lix bilood ayee balaayo sadaalinaayeen. It was a dozen men funded by Shariif Sakiin in unknown room declaring a so-called 'badbaado.' They are Rooboow tolkiisa and disappeared. Laftagareen ayaaba u jawaabay isla maalintii : Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 22, 2022 MBB afhayeenkoodii qirtay xataa: Quote Share this post Link to post Share on other sites