Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Axmed Siciid Nuur oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka jirta Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasi Axmed Siciid Nuur oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Puntland gaar ahaan doorashooyinka qof iyo cod.

Siyaasigan oo xilal wasiirnimo ka soo qabtay Puntland ayaa sidoo kale ka hadlay mudda xileedka madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo mudda hal sano ah ka hartay.

Mudane Axmed Siciid Nuur ayaa sidoo kale ka hadlay go’aankii u danbeeyay ee uu arrimaha doorashooyinka qof iyo cod ka qaatay urur siyaasadeedka Mideeye oo uu xubin ka yahay.

Halkaan ka daawo wareysiga oo dhan

PUNTLAND POST

The post Siyaasi Axmed Siciid Nuur oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka jirta Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this