Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasime ku meel gaar ah oo loo magacaabay wasaaradda Qorshaynta Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20221221_132007153.png?resize=701

Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa magacaabay ku simaha Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Qorshaynta Puntland ayaa lagu magacaabay ku simaha cusub ee Agaasimaha Qorshaynta Puntland.

Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Jaamac ayaa loo magacaabay ku simaha Agaasimaha guud ee Qorshaynta sida ku cad wareegtadan.

Agaasimihii guud ee Qorshaynta Sharma’arke Xasan Cali ayaa dhowaan shaqada laga joojiyay si baaritaan loogu sameeyo.

FB_IMG_1671617618459.jpg?resize=325%2C46

PUNTLAND POST

The post Agaasime ku meel gaar ah oo loo magacaabay wasaaradda Qorshaynta Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this