Deeq A. Posted December 20, 2022 Madaxweynaha dowladda Puntland Sicid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay La-taliye u qaabilsan Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Deni ayaa lagu magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska. Xudeyfa Aadan Cukaash loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska sida ku cad wareegtadaas. PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo magacaabay La-taliye cusub appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites