Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay La-taliye cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Sicid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay La-taliye u qaabilsan Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Deni ayaa lagu magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.

Xudeyfa Aadan Cukaash loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska sida ku cad wareegtadaas.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo magacaabay La-taliye cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this