Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Sare Ee Sweden Oo Joojisay In Turkiga Loo Gacan Galiyo Weriye Si Weyn Looga Raadinayo Dalkaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Sare Ee dalka Sweden ayaa joojisay in dalka Turkiga loo gacan galiyo weriye Turki ah oo lagu eedeeyey in uu ku lug lahaa isku daygii afgambi ee ka dhacay Turkiga sannadkii 2016kii.

War ay soo saaraty maxkamadda ayaa lagu sheegay in tallaabadaas la joojiyey iyadoo sabab looga dhigay in dambiyada lagu soo eedeyey Bülent Kenes ay ahaayeen kuwo siyaasadeed uuna ninkaas haysto aqqoonsi qaxootinimo oo dalka Sweden ah.

Turkiga ayaa ku hanjabayey in uu Sweden ka horjoogsan doono in ay ku biirto NATO isagoo ku eedeynaya waxa ay ku tilmaantay ururo argagixiso

Kenes ayaa tafaftire ka ahaa wargeys afka Ingiriis ku soo baxa oo la yidhaahdo Zamana oo ay albaabada isugu dhufatay dowaldda Turkigaka dib afgambigii dhicisoobay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this