Sign in to follow this  
Deeq A.

Jeneraalad Ameerikaana oo booqatey Berbera oo Somaliland ku sheegtay Gobol ka mida Soomaaliya+Ujeedada Safarkeeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa aan booqasho balaadhan dhawaan ku tagay Somaliland oo ah gobol ka mid ah Somalia.

Halkaasi oo aniga iyo kooxdaydiiba aanu soo qiimaynay awooda dekada Berbera sidii mustaqbalka aanu u soo gaadhsiin lahayn caawimada bini Adanimo.

Qoraalkani oo ay sarkaaladaasi soo dhigtay barteeda tweeter-ka waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan

I had a great visit recently to the Somaliland region of Somalia, where my team and I assessed the Berbera port’s capacity for future deliveries of humanitarian assistance. pic.twitter.com/h687WUJQ5M

— MG Jami Shawley (@CJTFHOA_CG) December 20, 2022

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this