Sign in to follow this  
Deeq A.

Doonni kalluumeysi iyo dadkii saarnaa oo lagu la’ yahay xeebaha Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya Gacanka Guardafui ee Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu la’ yahay doonni kalluumeysi.

Doonnida oo uu leeyahay muwaadin Soomaaliyeed ayaa ka dhooftay marsada Caluula waxaana ay ku sii jeeday dalka Yemen.

Xogaha ayaa sheegaya in mudda afar cisho ah la la’ yahay doonnida iyo dhammaan dadkii saarnaa.

PUNTLAND POST

The post Doonni kalluumeysi iyo dadkii saarnaa oo lagu la’ yahay xeebaha Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this