Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland oo gaaray Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1671468258066.jpg?resize=720%2C48

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Dhooba-daareed ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe.

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa ka qayb-galay soo dhawaynta mudane Dhooba-daareed waxaana loo xiray qaar kamid ah waddooyinka caasimadda.

Siciid Deni iyo Cabdixakiin Dhooba-daareed ayaa 10-kii bishii May ee sannadkan ka heshiiyay khilaafaad hore u dhexmaray.

Mudane Dhooba-daareed ayaa hore xilkii Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland looga qaaday mooshin uu abaabulay Siciid Deni.

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland oo gaaray Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this