Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo maanta gaaray degaanka Garacad

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1671465172195.jpg?resize=720%2C48

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta gaaray degaanka Garacad ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha degaankaas Garacad.

Madaxweyne Deni ayaa inta uu ku sugan yahay Garacad waxa uu ka dhagax-dhigi doonaa waddo laami ah iyo xarumo kale.

Kulamo kala duwan ayuu sidoo kale la yeelan doona mas’uuliyiinta dekedda Garacad iyo bulshada degaankaas.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo maanta gaaray degaanka Garacad appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this