Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ku wajahan Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
Ilhan-Omar-on-Obama-Policies.jpg?resize=

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Maraykanka ayaa Khamiista Todobaadkan ku wajahan caasimadda Puntland ee Garoowe.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda ayaa sida qorshaysan soo dhowayn doona.

Marwo Ilhaan Cumar oo laga soo doorto Gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka ayaa asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya gaar ahaanna Puntland.

Ilhaan ayaa sannadkii 2018 noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali-American ah oo loo doorto Aqalka Congress-ka Mareykanka.

PUNTLAND POST

The post Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ku wajahan Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this