Sign in to follow this  
Xoogsade

Dagaalkii ka socdey degaanka Jamhuuriya iyo fagax oo si ba,an loogu jebiyey Tikreega

Recommended Posts

Xoogsade   

Warar la soo xaqiijiyey ayaa sheegaya in ciidamadii Wayaaniga ee saaka ka soo dagaal galay aagga Jamhuuriya loo geystey Jabkii ugu ba,naa iyadoo halkaas looga laayey 34 soddon iyo afar askeri oo ay ku jiraan 3 saddex sarkaal oo weli bakhtigoodii goobtaas daadsan yahay. Khasaaraha kale ee loo geystey ciidamada tikreega ayaa ah labo taangi oo waxyeello loo geystey ayna u sooto-gashay in ay jiitaan iyo saddex baabuurta uuralka oo halkaas looga gubey.

 

Ciidamada xaq u dirirka ayey u suurto gashay in ay labo kiilo-mitir baacsadaam maxaysatada tikreega ilaa ay ku ururiyaan nawaxiga baar sanca.

 

Dhanka kale ciidamadii soo weeraray dhinaca towfiiq ayaa lagu soo waramayaa in dhirbaaxo xun ku dhacday oo ayagana dib loo sii riixay ilaa dhowr kilomitir. Dhacdooyinkan ayaa ah guulo isdabajoog ah oo allaha SWT ku manneystay xoogagga xaq u dirirka.

 

wixii warar ah oo soo kordha kala soco Dalkanews.con

 

Dalkanews.com Mogadisho.

 

Posted by dalka on April 24 2007 07:31:42

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this