Sign in to follow this  
Deeq A.

Komishanka Doorashooyinka S/land oo u yeedhay Sadexda Xisbi Qaran

Recommended Posts

Deeq A.   

Komishanka Doorashooyinka S/land oo u yeedhay Sadexda Xisbi Qaran

 · 
Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ayaa saaka mar kale kulan iskugu yeedhay Saddexda xisbi qaran ee Waddani , Kulmiye iyo UCID .
Arimo ay ka mid yahiin Diwaangalintii cod bixiyayaasha oo dalka ka bilaabmi doonta 9 cisho kadib ayay ka wada hadlayaan .
komishan.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this