Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u danbeeyay ee magacaabista uu qorshaynayo Madaxweyne Deni

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maalinta berri ah ku wajahan degaanka Garacad ee Gobolka Mudug sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala duwan.

Madaxweynaha ayaa Garacad ka dhagax dhigi doona waddo laami ah oo isku xiraysa Garacad iyo Gaalkacyo.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa lagu wadaa ka hor inta aanu ka amba-bixin Garoowe in uu sii daayo dikreetooyin kala duwan oo magacaabis ah.

Dikreetooyinkan oo marar kala duwan dib u dhacay ayaa sida wararku xaqiijinayaan soo bixi doona Isniinta.

PUNTLAND POST

The post Wararkii u danbeeyay ee magacaabista uu qorshaynayo Madaxweyne Deni appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this