Deeq A. Posted December 17, 2022 Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo maalmihii ugu danbeeyey safar shaqo ugu maqnaa dalka Kenya ayaa galabta dib ugu soo laabtey . Xukuumada ayaa la sheegay in safarkan Musharax Cirro sas xoogan ka qaadey . Qaran News Share this post Link to post Share on other sites