Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii hore Amniga Jubbaland oo abaabul ciidan ka bilaabay Gobalka Gedo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirkii hore ee amniga dowlad gobaleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa ka bilaabay deegaannada gobalka Gedo abaabul ciidan oo ka dhan ah ururka alshabaab.

Janan ayaa sheegay in ay gobalka u yimaadeen sidii ay u bilaabilahaayeen abaabul ciidan iyo mid deegaan si loo qaado dagaal ka dhan ah ururka alshabaab.

Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland ayaa sheegay sidoo kale in abaabulkaan ay uga gol leeyihiin fulinta amarkii ka soo baxay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in dalka laga saaro ururka alshabaab.

No description available.

No description available.

No description available.

No description available.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this