Sign in to follow this  
Deeq A.

Fifa oo shaacisey in Koobka Kubada Cagta 3 sannoba mar la qaban doono+Tirdada dalalka ka qeyb gelay & Xoggo kale

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Xidhidhka kubbada cagta Adduunka Ee Fifa Gianni Infantino ayaa sheegay in koobka Kooxaha Adduunka (Fifa Club World Cup), La qaban doono saddexdii sannaba mar, tirada kooxaha ka qayb galayaana ay noqon doonan 32 kooxood kaas oo u eekaan doona hanaanka loo qabto Koobka Kubbada Cagta Adduunka.
Waxa Xusid mudan inuu xusay Madaxweynaha Fifa in Koobka Kooxaha Adduunku la qaban doono 2025.
May be an image of 1 person and stadium

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this