Deeq A. Posted December 15, 2022 Xulka Qaran ee Faransiiska ayaa u gudbay Final-ka Kubbada Cagta Koobka Adduunka waxaanu kaga badiyay Xulka Morroco Ciyaartii caawa 2 Gool iyo Eber. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites