Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Uganda oo sawirro khaldan soo geliyay Bogiisa twitter-ka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Uganda oo sawirro khaldan soo geliyay Bayjkiisa twitter-ka

yuweri-1-1024x683.jpg

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, ayaa dhaleecayn dhanka internetka ah la kulmay ka dib markii uu boggiisa rasmiga ah ee Twitter uu soo dhigay sawir marin habaabin ah oo ku saabsan buuraha Rwenzori isagoo isku dayaya inuu muujiyo quruxda buurta.

Madaxweynaha ayaa halkii uu soo bandhigi lahaa buuraha Rwenzori, waxa uu shaaciyay sawirro muujinaya buurta Sefton – oo ku taalla dalka New Zealand.

In both my speeches in London, UK on Monday and the US-Africa Leaders’ Summit in Washington DC today. I have continued to highlight the unique beauty of Uganda, the marvel of Rwenzori and the good high-altitude climate. That is why you find permanent snow on the Equator. pic.twitter.com/J0XexmFsEn

— Yoweri K Museveni (@KagutaMuseveni) December 13, 2022

Dadka isticmaala baraha bulshada gaar ahaan barta twitter-ka ayaa dhaleecayn u soo jeediyay madaxweynaha iyaga oo ugu baaqay inuu sawirada khaldan meesha ka saaro.

Don't get me wrong, the Rwenzoris are a marvel. But this photo is from New Zealand. https://t.co/RiixxXZbHW

— Maren (@mbjorgum) December 14, 2022

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this