Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arimaha debeda & Gaashaandhiga Maraykanka oo Kulan-doceed kula yeeshay Washington Madaxweynayasha Somalia & Jabuuti+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arimaha debeda & Gaashaandhiga Maraykanka oo Kulan-doceed kula yeeshay Washington Madaxweynayasha Somalia & Jabuuti

Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Ismaacil Cumar geelle oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed ku saabsan xasilloonida Gobolka iyo isku xidhka arrimaha gargaarka binu aadantinimada la qaatay Xoghayeyaasha Arrimaha Difaaca iyo Dibadda ee dalka Maraykanka.
319638510_728943974819738_75998804216159
319208243_830255391521723_55547822609373
318564422_503818185053990_15068308263074

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this