Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaflad lagu soo bandhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonto degmada Axmed Macalin Haaruun oo ka socota Hotel Maamuus

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa caawa ka bilaabmatay Hotel Maamuus ee magaalada Hargeisa xaflad balaadhan oo lagu soo bandhigay dhisida xarun cusub oo casri ah oo ay yeelan doonto degmada Axmed Macalin Haaruun ee bariga Hargeysa.

Waxa xafladani ka soo qayb galay Maayarka caasimada Hargeisa iyo sidoo kale hal doorka degan bariga Hargeysa kuwàasi oo ka.kooban ganacsato, culimo, aqoonyanka siyaasiyiin kuwaasi oo ka kooban dhamaan qaybaha kala duwan ee dewgaanka iyo sidoo kale qàar ka mid ah haweenka

20221213_195205679-225x300.jpg20221213_194601865-225x300.jpgIMG-20221213-WA0000-300x169.jpg

Nashqadani waa dhismaha cusub ee dhawaan la hir galin doono ee ay dawlada hoose soo bandhigtay dhismahani oo ay iska kaashan doonaan dawlada hoose iyo dadka degmada daganiIMG-20221213-WA0001-300x169.jpg

20221213_195229397-1-225x300.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this