Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Jeyte oo iska casilay Guddiga Taakulaynta Ciidamada xoraynta Gobolka Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan mudane cali Jeyte Cismaan ayaa gebi ahaanba iska casilay xubinimadda Gudiga Maaliyadda ee Taakulaynta Ciidamada Dibu-u-xoraynta Gobolka Hiiraan.

Warkad ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye Cali Jeyte ayaa lagu sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay Guddiga Taakulaynta u qaabilsan Dibu-u-xoraynta Gobolka Hiiraan.

Mudane Cali Jeyte ayaa ku eedeeyay Guddiga in aysan diyaar u ahayn shaqadii loo xil-saaray ee Taakulaynta Ciidamada Dibu-u-xoraynta Gobolka Hiiraan.

Halkan ka akhriso Warqadda Iscasilada

FB_IMG_1670911291847.jpg?resize=720%2C10

PUNTLAND POST


The post Cali Jeyte oo iska casilay Guddiga Taakulaynta Ciidamada xoraynta Gobolka Hiiraan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this