Xaaji Xunjuf Posted July 13, 2010 Kayse Cabdi Yuusuf Oo Sheegay Inuu Ka Baxay Hogaanka SSC-(Maqal)- Lasanod Online. Monday, July 12, 2010 Buhoodle,(Lasanod Online)- kayse Cabdi Yuusuf oo ah taliyaha guutada Ismaaciil Mire, kana tirsanaa ciidamada SSC ee jiida WidhWidh, ayaa warsaxafadeed soo saaray maanta.. uu ku sheegay in isaga iyo hantidhowrkii hore ee Hogaanka Maxamed Xasan Buraale ay maanta laga bilaabo ka baxeen hogaanka uu madaxda ka yahay Xaglotoosiye.. sida uu ku yiri warsaxafadeedkan. Kayse ayaa sheegay inuu talaabadan u qaaday si loo badbaadiyo yoolkii SSC ee ahaa xoreynta iyo midnimada. isagoo ku tilmaamay in hogaanku noqday mid aan gudan karin wixii loo doortay. sidaa awgeedna ay uga baxeen. Kayse ayaa shacabka SSC ugu baaqay in la qabto shir weyne lagu badbaadiyo mabaadiida SSC. Halkan Ka Dhegayso Kayse Cabdi Yuusuf Wariye: Abdiqadir M. Cali admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online.Muqdisho, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 13, 2010 Seems like mr keyse wants to become a freelancer like xaglajiifiye and get all the financial help and support from the diaspora , some even speculate that he defected back to puntland , war nimanku socod badana Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 13, 2010 Kooxda SSC oo khilaaf soo kala dhex galay Kayse Iyo Buraale oo ku dhawaaqay in uu burburay SSC.. posted by: admin kayse Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaa Kooxda Nabad diidka ah ee SSC ee jiida WidhWidh, ayaa warsaxafadeed soo saaray maanta ku sheegay in isaga iyo Nin ka la yidhaa Maxamed Xasan Buraale oo u qaabilsanaa Kooxda SSC hantidhawrka ay maanta laga bilaabo ka baxeen hogaanka uu madaxda ka yahay Xaglotoosiye. Kayse ayaa sheegay inuu talaabadan u qaaday si loo badbaadiyo yoolkii SSC ee ahaa xoreynta iyo midnimada. isagoo ku tilmaamay in hogaanku noqday mid aan gudan karin wixii loo doortay. sidaa awgeedna ay uga baxeen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 14, 2010 Good for them ............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 14, 2010 That’s indeed good development no more army chief means peace for the people, and progress Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 14, 2010 Good for Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites