Sign in to follow this  
Deeq A.

Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ayaa saaka kulan iskugu yeedhay Saddex xisbi qaran ee KULMIYE , WADDANI iyo UCID .

Recommended Posts

Deeq A.   

Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ayaa saaka kulan iskugu yeedhay Saddex xisbi qaran ee KULMIYE , WADDANI iyo UCID .

Saddexda xisbi iyo Kominshanka ayaa ka wada hadlaya diwangalintii cod bixiyaasha oo 28 bishan dalka ka bilaabmi doonta
Ma jirto wax kulan ah oo Kominshanku la yeeshay Ururada cusub iyada oo sababta ugu weyn ee loo badinaayo inay qeyb uga noqon wayeen wada hadladan arimaha doorashooyinka ay tahay wax xeer ah oo aan loo haynin ururada .
Ilays News
May be an image of 7 people, people standing and suit

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this