Deeq A. Posted December 12, 2022 Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Cabdinasir Ibrahim Guuled u magacabay xoghayaha guud ee aqalka Sare. War ka soo baxay xafiiska guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu sheegay in Cabdinasir Ibraahim Guuleed loo magacaabay xoghayaha guud ee aqalka sare. Xoghayaha ayaa warqadda magacaabistiisa lagu sheegay in uu la xuquuq yahay xoghayayaasha dhiggiisa ah. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites