Sign in to follow this  
Cowke

Dr Warsame Blasts Puntland Govt Failure On Electricity Development

Recommended Posts

Cowke   

Wind-power-solutions_wind-turbines_20MW.

 

cadde_1.jpg

 

images?q=tbn:ANd9GcQPP5COpKO6e2vTEVtpwkV

 

images?q=tbn:ANd9GcTdoXwPFLp6n92AicPyOwW

Wakalada Korontada

 

Waxa magalooyinka waaweyn ee Puntland xiliyada habeenkii ka muuqda gudcur iyo mugdi jidadka xaafadaha iyo jidka dheer ee magalada dhexdeeda. Shirakadaha korontada oo ah shirkado shakhsiyaad lee yihiin ayaa waxa ay u fakareen oo kaliya meesha ay lacag ka helayaan oo kaliya lakiin uma fakarin danta guud ama maslaxada umada . waana arin aanu fahmi karno waa shirkado tijaarad u furan.

 

Waxa meesha ka maqan doorkii dowlada oo mar hadii shirkadihii ay guryaha kaliya ay galiyeen dabka korontada yaa mas=uuliyada jidadka dhaadheer iyo xaafadaha iftiimintooda ay saaran tahay waa su=aale.

 

Waa muhiim in ay dowlada ay soo dagsado wax yaabaha loo yaqaan wind power oo aan u baahneyn shidaal in ay ku shaqeyaan oo sadex xabo oo noocan oo kale ayaa ku filan magalada sida garowe oo kale korontadeeda inuu siiyo !

 

Noocan ayaa waxa ay soo saarta dab gaaraya 2 mw oo ah 2000 oo kw waana sadex noocan oo kale ayaaba ka badan magalooyinka waaweyn ee Puntland, waa muhiim in ay dowlada ay doorkeeda kasoo baxdo

 

ee kaga aadan dhanka laamiyada xaafadaha iyo jidadka magalooyinka waaweyn kasaaran .

 

waxa kaloo muhiim ah in baalayaashu ay noqdaan nooc isku filnaansho leh oo aan lahey xarig koronto ee dabka isaga isa siinayo sida noocyada la shaqeeya qoraxda oo kale . baalayaashaas ayaa waxa si muhiim ah u anfici lahayeen Puntland oo ay tahay mas=uuliyada dowlada in ay wadanka keento .

 

Waxan oo dhan ama nalalka jidadka uma baahna in ay xargo yeeshaan ka laalaada ama in ay dabka ka helaan motor ama wax shidaal ku shaqeeya , waana aragtaan sida ay u fudud yihiin waana muhiim in ay dowlada aysoo galiso wadanka si ay ugu faa=iideyso dadkeeda oo ay uga soo baxdo doorkeeda kasaaran in ay u ekadaan magalooyinka Puntland kuwa iftiin leh oo trafik light leh oo sharci ka jiro maaha sida ay hada wax yihiin in ay xaaladu ahaato waxaan mareyna sanadkii 2010 waana muhiim somalia in ay la jaanqaado aduunka .

 

dadka canshuurta laga qaadayo maxa loogu qabanayaa hadii ay jidadkoodu mugdi yihiin ama aan nadafada laamiyadu ay xun yihiin ama caafimaad aysan laheyn iyo waxbarasho ubadkoodu helo .

 

Saad aragtaan aduunku meeshiisa ma taagna ee saacadu wey dhaqaaqdey somalina meel ilahey og yahay ayey taagan yihiin . nalalkii trafik lightka xata waa ka baaran taan in aad ku marmarsiyootaan dhaqaalo badan ayey u baahan yihiin waxaad aragtaan sida ay qoraxda ugu shaqeynayaan .

 

waa muhiim in dalka meesha uu hada taagan yahay horey looga dhaqajiyo !!

 

Dr > Ali Warsame

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

I love dr.warsame knowledgable articles on how to improve puntland in developmental sector. He does some great articles not only provides criticism but also suggestions on what can be done to improve.

 

It's constructive criticism and im all for that.

 

Dr warsame I am sure he is aware of the nec company in garowe which has done some electricity development but mainly commercial/residential and nothing major. The pics for that can be seen on their gallery here http://necsomalia.com/

 

Solar power has already started in puntland a longtime and is feasible option. You can see nice video of solar power hitting the streets in Bossaso.

 

http://www.mayomo.com/75058-solar-cooking-in-somalia

 

So yes dr.warsame has a point it is possible to invest into these technologies in puntland and has already happened as far as solar power is concerned but it needs to be greatly expanded. The streets need to alight at night and suburbs glowing. Maybe that can be a goal that can be set for puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this