Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiyaanka Ku Sugan Mareykanka Oo Loo Oggolaaday Sharci Ku-meel Gaadh Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Dadka Itoobiyaanka ah ee ku sugan Mareykanka ayaa dhawaan waxa ay codsan karaan xaalad ilaalin ku meel gaadh ah oo u oggolaaneysa inay Mreykanka si ku meel gaadh ah u sii joogaan.

Qorshahan oo ay ku dhawaaqday Wasaaradda Amniga Gudaha ee Mareykanka bishii Oktoobar ayaa lagu wadaa inay dhaqan gasho maalinta Isniinta ah ee berri.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this