Sign in to follow this  
Deeq A.

War cusub oo ka soo baxay Qasriga Madaxtooyada S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta ku dhawaaqey in Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinku Dalka ka bilaabmato 28/12/2022 oo ku beegan maalin Arbaca ah

mb-1-e1660188407264.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this