Deeq A. Posted December 10, 2022 Suxufi geeriyooday isaga oo soo tebeinaya ciyaartii xalay Grant Wahl oo ahaa Suxufi Ruug cadaa ah maraykan u Dhashay ayaa geeriyooday xili uu tabinayay ciyartii Xalay ee Argentina iyo Netherlands Suxufiga ayaa ahaa 48 jir Wuxuuna ka dhacay kursigii uu fadhiyay ee Stadium ka kubadu ka socotay daqiiqadihii ciyaarta ugu danbeeyey Qatar ayaa sheegtay inay ka xuntay geeridiisa Halka ay jiraan dadka qaar geerida la xidhiidhiyay dawlada Qatar maadabu taageeri jiray Qoomu-luudka. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites