Sign in to follow this  
Deeq A.

Suxufi geeriyooday isaga oo soo tebeinaya ciyaartii xalay

Recommended Posts

Deeq A.   

Suxufi geeriyooday isaga oo soo tebeinaya ciyaartii xalay

Grant Wahl oo ahaa Suxufi Ruug cadaa ah maraykan u Dhashay ayaa geeriyooday xili uu tabinayay ciyartii Xalay ee Argentina iyo Netherlands
Suxufiga ayaa ahaa 48 jir Wuxuuna ka dhacay kursigii uu fadhiyay ee Stadium ka kubadu ka socotay daqiiqadihii ciyaarta ugu danbeeyey
Qatar ayaa sheegtay inay ka xuntay geeridiisa Halka ay jiraan dadka qaar geerida la xidhiidhiyay dawlada Qatar maadabu taageeri jiray Qoomu-luudka.
weriye.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this