Jacaylbaro Posted December 30, 2008 Max’ed Dheere oo hub ka dhigis lagu sameeyay maanta Ciidamo Ethiopian ah ayaa maanta hub ka dhigis ku sameeyay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Dheere. Sida ay idaacada shabelle u xaqiijiyeen madax ka tirsan dowlada kmg Soomaaliya ciidamo Ethiopian ah ayaa waxaa ay barqadii maanta tageen guriga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb (Max’ed Dheere) kaasi oo ku yaala agaagaarka Isgoosyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Ciidamada Ethiopia oo watay gadidka dagaalka ee Cabdi Bilayaasha iyo 2-ka mid ah gaadiidka Cul culus ee Taankiyada ayaa waxaa ay gudaha u galeen guriga Max’ed Dheere halkaasi oo ay ka qaateen hub uu lahaa Max’ed Dheere kaasi oo qeyb ka ahaa amar ay horay u siiyeen oo ahaa In uu hubkiisa ku wareejiyo dowlada kmg Soomaaliya. Ka hor inta aysan ciidamada Ethiopian-ka tagin guriga Max’ed Dheere ayaa waxaa uu ahaa mid ka tagay gurigiisa kaasi oo aan la ogeyn meel uu abaaray waxana isku day aanu ku dooneeynay in aan kula xiriirno ay taleefanadiisa ahayeen kuwa hawada ka maqan. Hada waxaa ugriga Max’ed Dheere ku sugan ciidamada Ethiopia oo baaritaano kala duwan ku sameeyay inta ay ku sugnaayeen gurigaasi. Arintani maanta ciidamada Ethiopia ay ku sameeyeen guriga Max’ed Dheere ayaa waxaa uu ka danbeeyay muran soo jiitamayay oo u dhexeeyay isaga iyo ciidamada Ethiopia,waxnaa ay arintani soo bilaabay kadib markii Max’ed Dheere uu isku dayay in uu xilalka ka qaado qaar ka mid ah gudoomiyayaasha degmooyinka oo xiriir dhow la lahaa ciidamada Ethiopia. Waxaa la xasuustaa in qodobadii ay isku mari waayeen madaxweynihii iscasilay ee Cabdullaahi Yuusuf iyo Ra’iisul wasaare Nuur Cadde ay ahaayeen xil ka qaadista Max'ed Dheere. Hub ka dhigista Max’ed Dheere Maanta lagu sameeyay ayaa waxaa uu imanayaa xili maalin un laga joogo iscasilaadii ninka ay sida weyn isugu dhawaayeen ee Cabdullaahi Yuusuf oo uu la kulmay ka hor inta uusan ka dhoofin magaalada Baydhabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 30, 2008 ^^ Anigu this looser ayaan ka yaabay. Kolba kii wata ayuu la jaal yahay. Looser foqal looser walle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 30, 2008 ^You are praying to God that these boy don't come back to Puntland because you know what's coming to you, waa kasii qaxaysiin Laascanood before they even arrive Mudug Aside the jokes, there is actually a bit of truth in that report, Sheikh Shariif and Nuur Ade are pleading with Puntland forces to stay and have paid an oustanding large amount of money to their leaders and individual troops as well, but the troops have decided to leave, and no one can change... The International community, IGAD and Ethhiopia wished Yey to stick and stay for a while, since he's gone they are trying everything to keep the boys, and we are getting the news that they have been receiving dollars since Odaga resigned. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 30, 2008 The most powerful army in Somalia right now is led By Gen Sacid Dheere. Of course fake secessionist sites will report such nonsense. They are coming to a SOOL near you soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted December 31, 2008 ^^“Good. Then we will fight in the shade." Emperor, Col. Yey's tantrums will put Puntland in a precarious situation politically and militarily. You see the Ethiopians provided Col. Yey the man-power and support that enabled him to stay in Vila Somalia. They expect him (or Puntland) to toe the line or else... But it looks like Col. Yey and Puntland for that matter is pushing itself into a corner. I am affraid, Puntland is risking to become another Eritrea in the region - cut-off and excluded and potentially destablised. We will see halkay cago dhigato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted December 31, 2008 ^Saaxib, no one can cut Puntland, we know how to gamble and have been through much taugher critical moments than this... no worries mate Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 31, 2008 Empreror, Will Maxamed Dheere be protected and given "asylum" by Puntland or is it adeer ka dabaalo? and good-bye???? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Member-sol- Posted December 31, 2008 Originally posted by Emperor: ^Saaxib, no one can cut Puntland, we know how to gamble and have been through much taugher critical moments than this... no worries mate Quote Share this post Link to post Share on other sites