Sign in to follow this  
Deeq A.

waxa dhaqanka Soomaalida ka mida in Inanta ay bixiyaan Abtiyaasheed sidaa daraadeed ayuu M/weynaha S/land u bixiyey Haybado Ismaaciil Cumar……Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada S/land  

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhaqanka Soomalida xagay kaga jirtaa inanta in ay Abtiyaasheed bixiyaan?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maalintii labaad ku sugan dalka Jabbuuti, ayaa ka qaybgalay Munaasibad dhaqan, waxaana dhaqanka Soomaalida ka mid ah in innanta ay bixiyaan Abtiyaasheed, sidaa daraadeed ayuu, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u bixiyey Marwo Haybado Ismaaciil Cumar oo uu dhalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo u wakiishay dhiggiisa, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi bixinta innanta uu Abtiga u yahay ee maanta meherkeedu ka qabsoomay dalka Jabuuti.
318524685_705742410911999_71124094197168

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this