Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulanka Musharax Cirro & Boqor Buurmadow?

Recommended Posts

Deeq A.   
Musharax Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxman Cirro Iyo Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed (Buurmadow) oo kamid ah madax dhaqameedka ugu Waawayn Kuwa Soomaalida ayaa kulan ku yeeshay Magaaladda Addis Ababa caasimadda Waddanka Itoobiya.
318484702_1566040077190842_6445839571009
318825200_1566040293857487_7645876969532

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this