Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weynaha Jabuuti oo xalay gaadhay Dalka Sacuudi Carabiya+M/weynaha Somalia oo isna Saaka la filaayo

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil
cumar Geelle, ayaa ka degay Magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga, halkaas oo uu shirweyne uga furmayo Dalalka Carabta iyo Shiinaha “the summit of China and Arab countries”.
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna lagu wadaan inuu halkaas gaadho, si uu uga qayb galo shirkaas oo berri Jimce furmaya.
Sidoo kale Madaxweyneyaasha Jabuuti iyo Somalia ayaa la filayaa in ay Shirka Carabta iyo Shiinaha ee Sucuudiga, uga sii gudbaan Shirweynaha Mareykanka iyo Afrika ee 13 bishan isna furmaya.
319046021_2097955320396911_7638194341040
318621873_2097955360396907_1447274773519
318565830_2097955407063569_8814761411113
318892142_2097955447063565_7409082417592

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this