Sign in to follow this  
Deeq A.

XOG: Madaxweynaha Puntland oo qorshaynaya Isku dhaandhayn cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa qorshaynaya in uu Todobaadka soo socda isku shaandhayn ku sameeyo Golaha Wasiirada.

Dad lagu kalsoon yahay xogtooda ayaa noo xaqiijiyay warka ku saabsan Isku shaandhaynta Golaha Wasiirada Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale isbeddel ku samayn doona qaar kamid ah Agaasimayaasha guud iyo mas’uuliyiin kale sida aan xogta ku helnay.

Isbeddelkan ayaa lagu wadaa in uu saamayn ku yeesho qaar kamid ah ururrada siyaasadda oo xubno kamid ah xilal heli doonaan.

PUNTLAND POST

The post XOG: Madaxweynaha Puntland oo qorshaynaya Isku dhaandhayn cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this