Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo go’aamiyay in loo yeero Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamanka Puntland ayaa maanta go’aamiyay in loo yeero Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka si loola xisaabtamo.

Dhammaan wasaaradaha xukuumadda Puntland ayaa ka hoos maray heerkii shaqo ee laga filayay sida lagu ogaaday qiimayn uu sameeyay Baarlamanka.

Baarlamanka ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan lacago sharci-darro ah oo dowladdu qaaddo oo u baahan in lagula xisaabtamo.

Go’aanka Baarlamanka ayaa ku soo beegmay iyadoo lagu wado in Madaxweyne Deni uu berri u safro dalka Itoobiya.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo go’aamiyay in loo yeero Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this