Sign in to follow this  
Deeq A.

Aljazeera Oo Maxkamadda ICC U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Israa’iil

Recommended Posts

Deeq A.   

Telefishinka Aljazeera ayaa maanta sheegay inay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada Israa’iil oo ku saabsan dilka weriye Shireen Abu Akleh, oo lagu toogtay weerar ay Israa’iil ku qaadday Daanta Galbeed bishii May.

Aljazeera ayaa sheegtay in Dacwadan ay daba socotay baadhitaan ay sameeyeen kooxda qareennada ee shabakada wararka ee telefishinka Aljazeera.

Marxaladda ku xeeran dilka Abu Akleh ayaa lagu muransan yahay.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa salaasadii sheegay in cidina ayna su’aalo weydiin doonin askarta Israa’iil.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this