Deeq A. Posted December 6, 2022 Arrintani Waa khiyaano Qaran Xukuumadda Biixi shacabka JSL waxay u aragtaa dad dhego la’ oo wixii loo sheegaba Iska qaadan kara!! Waa Khiyaano Qaran in maanta Somalia Mashaariic ka fulinayso Caasimaddii Qaranka JSL Hargeysa, inagoo soo taagan oo xay ah Xukuumaddeenniina ogolaatay!!! Waa khinaayo Qaran Khiyaano Qaran waa khiyaano Qaran. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites