Sign in to follow this  
Deeq A.

War cusub oo ay sheegtay Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   
Somaliland: Wasiirka Isgaadhsinta ayaa sheegay in Shirkadda Facebook Somaliland keentay Xadhig Fiber Optic Internet ka ah dalka.
Balse Shirkadda Facebuug Wasaarada Wasiirkan uu Masuul ka yahay umay soo celin Page-Keedii oo Gabadh Indho yar ahi Maryo ay ku iibiso.
suufi.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this