Deeq A. Posted December 1, 2022 Guryaynta Shaqaalaha Dawladda iyo Ciidamada: Haddii 4% – 5% miisaaniyadda loo qorsheeyo guryaynta ciidanka iyo shaqaalaha dawladda waxa la dhisi karaa 1,000 guri sannad kasta. Lacagtaas waynu haynaa waana la heli karaa, tusaale ahaan: – Kharashka shaqaalaha dawladdu wuxuu kordhay 100% intii u dhaxaysay 2018 – 2022, waa korodh dhan USD 77 Milyan oo aan ahayn mushahar kordhin loo sameeyay shaqaalihii joogay ee ka yimi shaqaale kordhay. 50% lacagtaa ka mid ahi waxay guryo u dhisi kari lahayd 2000 oo shaqaale ama askari. – Mashaariicda aan baahida loo qabin, tusaale ahaan kharashka ku baxay dhismayaasha madaxtooyo iyo madaxafyo waa USD 5 Milyan, waa lacag guryo u dhisi kari lahayd 250 – 300 oo shaqaale ama askar. It always seems impossible, until it is done !! Abdiqani Muse Engsaabir Qaran News Share this post Link to post Share on other sites