Sign in to follow this  
Deeq A.

Photonews “Sawirka Maanta”

Recommended Posts

Deeq A.   
Hoggaanka Labada xisbi mucaarad ee Somaliland ayaa Hargeysa shir uga socdaa.
Weli may faahfaahin ujeedda shirka balse waxa la filayaa in ay ka sii shirayaan tallaabooyin ay qaadikaraan ee la xidhiidha Arramaha Doorashooyinka.

cirro.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this