Deeq A. Posted December 1, 2022 Hoggaanka Labada xisbi mucaarad ee Somaliland ayaa Hargeysa shir uga socdaa. Weli may faahfaahin ujeedda shirka balse waxa la filayaa in ay ka sii shirayaan tallaabooyin ay qaadikaraan ee la xidhiidha Arramaha Doorashooyinka. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites