Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo heshiis ka gaaray arrimaha isgaarsiinta

Recommended Posts

Deeq A.   
2022121638054549891052592.jpg?resize=660

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha isgaarsiinta dowlad goboleedyada ayaa ka heshiiyay khilaaf dhowaan soo kala dhex galay.

Khilaafkaas ayaa keenay in wasaaradaha isgaarsiinta dowlad goboleedyada ay xiriirka u jaraan wasaaradda isgaarsiinta heer federal.

Shir ay Muqdisho ku yeesheen labada dhinac ayaa lagu heshiiyay in wasaaradda isgaarsiinta heer Federaal aysan  isku kooban mashaariicda isgaarsiinta dalka.

Sidoo kale waxay isku raaceen in sharciyada iyo siyaasadaha ay wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyada heer Federaal laga tala-galay dowlad goboleedyada dalka.

2022121638054555752372370.jpg?resize=660 2022121638054556044891394.jpg?resize=660 2022121638054556376136642.jpg?resize=660

PUNTLAND POST

The post Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo heshiis ka gaaray arrimaha isgaarsiinta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this