Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo saxiixay heshiis hub lagaga iibinayo Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Maraykanka ayaa ansixisay in dalka Qatar laga iibiyo hub ku kacaya illaa $1 bilyan oo dollar.

Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay saxiixday heshiis hub lagaga iibinayo dalka Qatar, taas oo ay ku jiraan illaa 10 kamida hannaanka difaaca ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, iyo hub kala duwan.

Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in heshiiskan iibka Hubku inuu taageerayo siyaasadda arrimaha debedda iyo amniga qaranka ee Maraykanka.

Wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa sheegtay in tallaabadani ay wanaajin doonto awoodda dalka Qatar uu kula tacaali karo khataraha haatan jira iyo kuwa mustaqbalkaba.

PUNTLAND POST

The post Maraykanka oo saxiixay heshiis hub lagaga iibinayo Qatar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this