Sign in to follow this  
Deeq A.

Safiirro ka socda Dalalka Beesha caalamka Somaliland ka taageera Doorashooyinka & Dimuqraadiyadda, oo soo yimi Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   
Safiirro ka socda Dalalka Beesha caalamka ee Somaliland ka taageera Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda, ayaa soo gaadhay Magaalada Hargeysa, kuwaas oo la filayo in ay saacadaha soo socda kulamo la yeeshaan dhinacyada isku haya siyaasadda Somaliland.
Weftigan Safiirrada ah, ayaa ujeeddada socdaalkoodu la xidhiidha sidii ay isugu soo dhawayn lahaayeen Mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland oo isku maandhaafsan Arrimaha doorashooyinka Somaliland ee Madaxtooyada iyo Ururrada.
beesha.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this