Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacsade Jabuutaawi oo iskaga tegay Somaliland,Una talaabay Puntland+Qaadkii Miirooga ka degi jiray Laascaanood oo laga dejiyey Buhoodle

Recommended Posts

Deeq A.   
Ganacsade Jabuutaawi ayaa Somaliland iskaga baxay,waxaanuu u gudbay,dhinaca Puntiland gaar ahaana magaaladda Garoowe.
Arintani ayaa ku soo beegmaysa xili uu jiro muran dhinaca ganacsiga jaadka ah,oo u dhexeeya isaga iyo xukuumada Somaliland.
jabuutaawi.jpg
Diyaarad sida Qaadka Miirooga Kenya ayaa Subaxnimadii hore ee saaka ka degtay Buuhoodle sida ay ku waramayaan dadka deegaanku.Qaadkani miirooga ayaa markii hore ka dagi jiray magaalada Laascaanood balse hadda Muran ka taagan halkaa awgii loo wareejiyey Garoonka Buhoodle.
May be an image of 3 people, airplane and outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this