Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoys dhan oo xalay lagu laayay gobolka Shabeellada dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoys ka kooban shan ruux ayaa xalay lagu laayay tuulo ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe, sida laga soo xigtay dadka degaankaas.

Qoyskan ayaa sida la xaqiijiyay lagu laayay tuulada Xaluule, oo ka tirsan degmada War-sheekh ee gobolka Shabeellada dhexe.

Marxuumiinta oo dhammaantood rayid ahaa sida wararku sheegayaan loo laayay aanooyin la xiriira colaad qabiil oo ka aloosan degaanka.

Dabley hubaysan oo dil-wadareedkan fuliyay ayaa goobta isaga baxsaday islamarkaana weli laguma guulaysan in gacanta lagu dhigo.

PUNTLAND POST

The post Qoys dhan oo xalay lagu laayay gobolka Shabeellada dhexe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this