Deeq A. Posted November 26, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in uu taageerayo baaqa nabadeed ee beelaha daga degmada Cadale ay kala saxiixdeen. Baaqan ayaa waxaa saxiixay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, culimada iyo bulshada rayidka ah, kaas oo salka ku haaya nabadda iyo dagannaanshaha deegaanka. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites