A_Khadar Posted April 21, 2010 I was very much in doubt if the court is partial and legitimate. This interview of the brother of one of the convicted men proves that. Abdillahi A.Warsame oo ay walaalo yihiin Abdirashid A Warsame (Faroole dhabayaco) oo la soo xiriiray Xargaga Online kana waramaya cadaalada darada ka dhacday Mandheera.. Waraysi Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 21, 2010 Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo odayaasha ku dhaqan magaalada laascaanood ayaa ka hadlay xukun ay maxkamada mandheera ku riday cabdi rashiid axmed warsame oo ka mid ahaa maxaabiis maamulka Somaliland ku eedeeyeen inay ka danbeeyeen qaraxii lala beegsaday taliyihii qaybta 12aad ee ciidamada Somaliland oo dhawaan la xukumay Odayaashan oo shir jaraaid ku qabtaya magaalada laascaanood ayaa ku tilmaamay xukunka sanadka ah ee maxkamada mandheera ku riday cabdi rashiid axmed warsame mid baadil ah oo markii lagu waayay ku lug lahaanshaha qaraxyadii ka dhacayay magaalada laascaanood mudooyinkii lasoo dhaafay, la doonayay oo krliya sidii xabsiga loogu sii hayn lahaa ninkaasi. Maxkamad lagala cararay inay ka dhacdo magaalada laascaanood ayaa mudo ku dhowaad laba todobaad ka socotay xabsiga cidlada ku yaala ee mandheera, waxana maxkamadan oo culays wayn ay ku hayeen beesha habarjeclo iyo saraakiishooda ciidamada ugu jira, ay ku dirqiyeen in la rido go,aan maxkamadeed oo ku salaysan isir nacayb. Read More Quote Share this post Link to post Share on other sites